Madaxweynaha Hiirshabele oo baaq u diray Dowladda Somaaliya (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabele oo baaq u diray Dowladda Somaaliya (Daawo)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta

GAALKACYO: ARAGTIDA DADAWEYNAHA & KHILAAFKA MADAXDA SARE EE DALKA (daawo)
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
MARTISOOR – TAXANAHA 9aad ee CAASHA GEELLE: PUNTLAND & PUNTLAND & DAWLAD WANAAGA “Dad waxaa jira aan waxba qaban oo lacag qaaata”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabelle ee xilliyada deyrtii.Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay abuurka bariis cusub oo ay shirkad la magac baxday Danwadaag ku soo bandhigtey magaalada Jowhar ayaa ka hadlay biyo la’aanta ka jirta biyaha wabig Shabelle oo mara saddexda gobol Hiiraan,Sh/dhexe iyo Sh/hoose.

“Waxaan ugu baaqayaa Dowlada Federalka inay wadahadal rasmi ah oo wax ku ool ah kala yeelato dowlada Itoobiya maareynta biyaha wabiga Shabelle sida sharciga caalamiga ah uu qabo in dowlada soomaaliya iyo beealayda soomaaliyeed ay ka helaan qeybta ay xaqa ugu leeyihiin.”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: