HomeUncategorized

Qaban-qaabada Xafladda Caleema Saarka Madaxweyne Madoobe oo ka socota Kismaayo

Khamiis, September 10, 2015 (Daljir) —Qaban qaabada xafladda caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saaka ka socota magaalada Kismaayo.

IGAD oo shaacisay beesha madaxweynaha ka noqonaysa Shabeelaha dh. iyo Hiiraan.
Baahin: [Maalin], [Taariikh], Weriye … … … … …
Xuska sannadguurada 11-aad ee aasaaskii Puntland oo maanta si heer sare ah looga xusay magaalada Bossaso. [Akhris …]

Khamiis, September 10, 2015 (Daljir) —Qaban qaabada xafladda caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saaka ka socota magaalada Kismaayo.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madax ka socota maamulgoboleedyada dalka ayaa la filayaa iney ka qeybgalaan xafladda caleema saarka madaxweynaha maamulka Jubbaland.

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa la adkeeyay,  iyadoo ciidamo farabadan lagu soo daadiyay waddooyinka magaaladaasi,  kuwaasoo baaritaanno ku sameeynaya qaar ka mid ah gaadiidka ay ka shakiyaan.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: