Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda DFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomey Danjire Choi Yeonghan (Sawiro)

HomeWararka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda DFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomey Danjire Choi Yeonghan (Sawiro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyre Cabdi, ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo uga guddoomay

MAANHADAL: ABAARTA IYO BIYO LA’AANTA KA JIRTA DEEGAANNADA KALA DUWAN PUNTLAND
Wasiir Xoosh “Waxaa naga go’an in Dastuurka lagu dhameeystiro si daahfuran”.
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay guddiyada doorashooyinka Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyre Cabdi, ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo uga guddoomay maanta xafiiskiisa Wasaaradda Mudane Choi Yeonghan, Safiirka Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya ee fadhin doono Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Intii qaabilaadda lagu guda-jiray, Wasiiru dowle Cabdulqaadir iyo Danjire Choi waxa ay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya iyo qaabkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin lahaa iskaashi dhinacyo badan leh.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: