Agaasimihi Wasaaradda Gaashandhiga Somaaliya oo shaqo joojin lagu sameyeey (Akhriso)

HomeWararka

Agaasimihi Wasaaradda Gaashandhiga Somaaliya oo shaqo joojin lagu sameyeey (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Amar Dambe ayaa waxa shaqdii looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga. Dr Sonkor Geyre oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa shaqo joojinta ku sameeyay Wasiir Xasan Maxamed Amar Dambe,waxaana shaqadaas si KMG loogu dhiibay Warsame Maxamed Xassan (Kaytoon).

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan”
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ammaanay Barnaamijka Wacyi-gelinta Cod-bixiyaha

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Amar Dambe ayaa waxa shaqdii looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga.

Dr Sonkor Geyre oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa shaqo joojinta ku sameeyay Wasiir Xasan Maxamed Amar Dambe,waxaana shaqadaas si KMG loogu dhiibay Warsame Maxamed Xassan (Kaytoon).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: