Ciidamadda Dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho

HomeWararka

Ciidamadda Dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa xalay ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolkan Banaadir, howlga

James Swan: “Doorashada Golaha Shacabka waa in si deg deg ah loo soo geba-gabeeyaa”
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay xaafadda Siinaay ee Magaalada Hargeysa
Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Dhaxal-sugaha Sacuudiga

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa xalay ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolkan Banaadir, howlgalkaas oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey sida ay horay u sheegeen laamaha Amniga Soomaaliya.

Ciidamada ayaa howlgalka waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafada suuqa Xoolaha qeybta degmada Yaaqshiid, iyaga oo Guryaha qaar baaritaano ku sameynayay, sida lagu arkayay Sawirro la soo dhigay Baraha Bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0