Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo Furmay (Daawo)

HomeWararka

Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo Furmay (Daawo)

Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa ka furmay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntl

Puntland oo marti gelinaysa shir looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka (dhegayso)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Duqa Degmada Gaalkacyo oo qorshe u sameynaya Qabuuraha Gaalkacyo

Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa ka furmay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland,Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele,Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed soomaaliya,Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka federalka soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan golayaasha shacabka dowlad gobaleedyada iyo dowladda dhexe ee soomaaliya.

Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland

Daawo Khudbadda Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Somaaliya

Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland

Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Hiirshabeele

Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: