Ibraahim Roomiya: “ Waxaan ku Rajo weynahay inaan soo saaro Aflaanta ” (Daawo)

HomeWararka

Ibraahim Roomiya: “ Waxaan ku Rajo weynahay inaan soo saaro Aflaanta ” (Daawo)

Ibraahin Roomiya waa wiil dhalinyara ah oo kunool qurbaha siiba Wadanka Belgium,wuxuu xiiseeya aflaanta wuxuuna ku rajo weynyahay in uu mar uu noqdo Actor caan ah. Sido kale isago Waraysi siinayeey Daljir uu sheegay in uu sido kale damacsanyahay Mustaqbalka inuu soo saaro Aflam kala duwan. Wariye Maxamed Xasan dhallo ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

Ciidamo katirsan Ahlusunna oo lagu wareejiyaay Dowladda Federaalka ah dhegayso+Sairo
Qaadka oo saamayn xoogan ku haya bulshada iyo dhaqaalaha Puntland (dhegayso)
Nicolas Haysom oo aan kusoo laaban doonin shaqadii uu ka hayay Soomaaliya, isagoo qof cusub uu badalayo

Ibraahin Roomiya waa wiil dhalinyara ah oo kunool qurbaha siiba Wadanka Belgium,wuxuu xiiseeya aflaanta wuxuuna ku rajo weynyahay in uu mar uu noqdo Actor caan ah.

Sido kale isago Waraysi siinayeey Daljir uu sheegay in uu sido kale damacsanyahay Mustaqbalka inuu soo saaro Aflam kala duwan.

Wariye Maxamed Xasan dhallo ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: