Wacaal daray ah: Qarax gordhow ka dhacay Muqdisho

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qarax gordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimada caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan. Sida wararku sheegaya

kenya oo soo bandhigtay xarun lagu tababari jiray Alshabaab
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda oo Dhagax dhigay MCH ka degmada Wadajir.
Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa markii ugu horreysay faah faahiyay sababta uu Wasiir Muqtaar Rooboow ugu soo daray dowladdiisa

Qarax xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimada caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan.

Sida wararku sheegayaan qaraxan ayaa dhacay abaarihii 7da Fiidnimo, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayo.

Wararka ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Agagaarka Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye ama School Polizio ee degmada Xamar Jajab, si rasmi ah looma oga, waxaana la arkayay qiic iyo uuro.

Qaraxan caawa fiidkii dhacay ayaa ku soo aaday, iyadoo ammaanka Muqdisho si aad ah loo adkeeyay, isla markaana la xiray waddooyin badan oo Caasimadda ku yaalla.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    DALJIR AAN KU SAXO..
    EREY BIXINTA AH WACAAL DARAY WAA QALAD,
    WACAAL & DARAYNA LAYSMA RAACSHO.OK,MIDA KALE QARAX DHACAYNA LOOOMA ADEEGSADO,

DISQUS: