Somaliland oo sheegtay in Shirqool loo maleegayo (Daawo)

HomeWararka

Somaliland oo sheegtay in Shirqool loo maleegayo (Daawo)

Xoghaya Arrimaha Gudaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) ayaa sheegay in Dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya ay khal khal iyo shirqool ku wadaan Somaliland. Hadalkan ayuu ka sheegay Hargeysa xili uu shir Jaraa’id qabtay Maanta oo isniin ah. Hoos kadaawo Shirka Jaraa’id.

Madaxweyne Deni ”Xukuumadaydu waxa ay ahmiyada 1aad siinaysaa amniga”
Guusha SSC-KHAATUMO waa taagantahay ee Xasan Sheekh & Jabuuti ha joojiyaan waxay wadaan
Duullaanka Canfarta, taageerada dowladda dhexe iyo dareenka bulshada gobolka Sitti (dhegayso)

Xoghaya Arrimaha Gudaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) ayaa sheegay in Dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya ay khal khal iyo shirqool ku wadaan Somaliland.

Hadalkan ayuu ka sheegay Hargeysa xili uu shir Jaraa’id qabtay Maanta oo isniin ah.

Hoos kadaawo Shirka Jaraa’id.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: