Hay’addaha Samafalka oo digniin culus loo diray (dhegayso)

HomeWararka

Hay’addaha Samafalka oo digniin culus loo diray (dhegayso)

Maamulka dawlada Hoose ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa soo saaray warqad ay uga digayaan cid walba oo doonaysa inay degmada Shaqo ka qabato

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xasan Heykal (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo gobolada Sanaag iyo Haylaan u magacaabay Guddoomiyeyaal iyo Kuxigeeno
Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya casho sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdigiisa (Sawiro)

Maamulka dawlada Hoose ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa soo saaray warqad ay uga digayaan cid walba oo doonaysa inay degmada Shaqo ka qabato ay soo maraan xafiisyada dawlada Hoose ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Maamulka dawlada Hoose ee degmada Jariiban ayaa sidoo kale waxay shegeen inay soo dhawaynayaan cid walba oo shaqo ka qabanaysa degmada ayna kala shaqaynayaan sidii loogu fududayn lahaa.

Kadib kulan ka dhacay degmada Jariiban ayaa laga soo saaray Warqad digniin ah nuqul kamid ah oo warbaahinta loo qaybiyey ayaa waxaa akhriyey wariye C/khayr Maxamed Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: