Abaarta deegaannada Puntland iyo dadaalka waxqabasho ee dawladda (dhegayso)

HomeWararka

Abaarta deegaannada Puntland iyo dadaalka waxqabasho ee dawladda (dhegayso)

Xaalado abaareed oo aad u xooggan ayaa ka jirta badan deegaannada Puntland, taasoo si mugleh u saamaysay dad iyo duunyaba, inkastoo ay ugu sii adagtah

Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)
Ciidamada Somaliland oo soo saaray maydka qof ku geeriyooday dooxada Hargaysa
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Xaalado abaareed oo aad u xooggan ayaa ka jirta badan deegaannada Puntland, taasoo si mugleh u saamaysay dad iyo duunyaba, inkastoo ay ugu sii adagtahay xagga xoolaha oo la tilmaamayo meelaha qaar in xanuunana u weheliyaan, xanuunadaasi oo soo dugaalsaday taagdarrida duunyada oo mar horaba daaqii ka gabaabsiyey, biyoo helkooduna uusan dhaamin.

Dawladda ayaa mar horaba daahrogtay adkaanta abaarta ka ooggan badan gayiga Puntland, waxaana jira tallaabooyin waxqabasho oo illaa haddaa la qaaday, kuna saabsan gurmadka abaareed iyo arrimaha ku xeeran.

Cabdiweli Seed Cilmi waa sawiir kuxixgeenka wasaaradda xannaanada xoolaha, wareysi gaar ah oo caawa uu siiyey Radio Daljir ayuu uga warramay heerka abaarta jirta, saamaynteeda dad iyo duunyo, deegaannada ugu liita iyo dadaalkooda dawlad ahaaneed iyo xagga waxqabasho.

Waxaana marka hore waydiiyey xogta ay ka hayaan abaartu iyo sida dad, duunyo iyo deegaannaba u saamaysay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0