Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo

HomeWararka

Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir deg deg ah oo Golaha W

Caabudwaaq oo Xareeddu Mar kale Hoortay (daawo & masawirro)
Ciidamada Booliiska oo gacanta ku soo dhigay eedeesane fakad ahaa
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir deg deg ah oo Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed ay ugu hadlayeen Ansixinta Miisaaniyad Sanadeedka 2019-ka ee Wasaaradda Maaliyadda.

Kulankaan ayaa lagu soo bandhigay Miisaaniyadda maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo kordhiyo daqliga maamulka Koonfur Galbeed,islamarkaana lasoo aruuriyo Canshuuraha maamulka.

Dood dheer kadib waxaa si gacan taag ah lagu Ansixiyay miisaaniyad Sanadeedka 2019-ka Dowladda KGS.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: