Xildh Maxamuud Abuukaate“ Xukuumada waa kula xisaabtameynaa amni xumada”(dhegayso)

HomeWararka

Xildh Maxamuud Abuukaate“ Xukuumada waa kula xisaabtameynaa amni xumada”(dhegayso)

Furitaanka kalfadhigii 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxa uu u baaqday Kooram la’aan kadib markii ay san soo xaadirin intooda badan Xildhibaan

Galmudug oo ku guulaystay koobka maamul gobeleedyada & gobalka Banaadir iyo Madaxweyne qorqoor uu hambalyo u diray
BOOSAASO: Ciidan kasoo goostay PSF oo ay dowladdu sheegaty inay soo dhaweysay (Sawirro)
India Burbur Train; 20 Ruux Ayaa Dhimatay 80 Kalena Waa Dhaawac (Sawirro)

Furitaanka kalfadhigii 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxa uu u baaqday Kooram la’aan kadib markii ay san soo xaadirin intooda badan Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Xildh Maxamuud Abuukaate oo kamid ah Xildhibaanadii maanta Warbaahinta kula hadlay hoolka baarlamaanka yaaa sheegay in Xukuumada ay kula xisaabtameynaa amni xumada ka jirta magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Guudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya yaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: