Madaxweynaha Puntland oo maanta  soo gaaray magaalada Bosaaso  (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo maanta soo gaaray magaalada Bosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo xaqiijinta amniga deegaanada Puntland siiba magalaalada Bosaaso. Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9f7b36010100568a7e7012/Warka+dani+BOSAASO.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
R’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Xoghayaha guud ee QM
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo xaqiijinta amniga deegaanada Puntland siiba magalaalada Bosaaso.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.




COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: