Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo beeniyeey in Musuq loo xiray (Daawo)

HomeWararka

Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo beeniyeey in Musuq loo xiray (Daawo)

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Ciise Xawar oo waraysi gaar ah maanta siiyey Warbaahinta Daljir ayaa sheegay in uu Dacaayada yahay

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe
Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo shil gaari ku geeriyoday

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Ciise Xawar oo waraysi gaar ah maanta siiyey Warbaahinta Daljir ayaa sheegay in uu Dacaayada yahay Warka Sheegay in Loo hasto Musuq-maasuq Waxan uu sheegay inaan arintaa waxba ka jirin.

Axmed Ciise Xawar ayaa sidoo kalle ka hadlay arimo Badan oo ka mid ah Ciidamada Soo gaarey sanaag oo uu sheegay in ay joogaan Dhulkoodii.

Arimaha waxqabadka Gobolka Sanaag oo uu ka soo jeedo ayuu sheegay in uu raali ka haya Cidkasta oo Wax u Qabaneysa, Wax Wasiir Xawar uu soo Dhoweyey Dhismaha wadda Ceeldaahir Ceerigaabo oo uu sheegay in Somaliland Gacan ka geeysan Doonto.

Maxamed Xasan dhallo oo ku sugan Garoowe ayaa Khadka Telephoneka ku waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    LAANGAAB JID GALAY
    LOOMA JOOJIYEE
    WAA LA JIIRAYAA!!.
    KKKKKKKKKKKKKKK…….
    HA ILAAWIN:-
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT).IS NOT MUSLIMS.

DISQUS: