Tababar Boosaaso uga furmay Ardayda Jaamacadda Badda Cas (Sawiro)

HomeWararka

Tababar Boosaaso uga furmay Ardayda Jaamacadda Badda Cas (Sawiro)

Tababarkan oo ay iska kashaanaya Bangiiga Salaam Bank iyo Jaamacadda badda Cas ayaa loo qabtay Ardayda Jaamacada Badda Cas,kaas oo ku saabsan Maamulka iyo Tignooljiyadda Casriga ah. Maamulka Jaamacadda Badda Cas iyo kan Bangiga Salaam Bank ayaa ku sugnaa goobta Ardayda tababarkan uga furmay,iyado masuuliyinta jaamacadda iyo Bangiga ay goobta tababarka khudbado ujeediyeen ardayda.

James Swan oo golaha ammaanka la wadaagay xaaladda amni iyo doorashada Soomaaliya 2020-2021-ka.
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Tababarkan oo ay iska kashaanaya Bangiiga Salaam Bank iyo Jaamacadda badda Cas ayaa loo qabtay Ardayda Jaamacada Badda Cas,kaas oo ku saabsan Maamulka iyo Tignooljiyadda Casriga ah.

Maamulka Jaamacadda Badda Cas iyo kan Bangiga Salaam Bank ayaa ku sugnaa goobta Ardayda tababarkan uga furmay,iyado masuuliyinta jaamacadda iyo Bangiga ay goobta tababarka khudbado ujeediyeen ardayda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: