Caawa iyo Daljir, Wariye Faadumo Yuusuf Siciid (Taxaddar) 18 Aug 2015 , Daljir Boosaaso

Xildhibaanadda Mooshinka wada oo la kulmay beesha Caalamka, Garooweoo lagu daahfuray shir dib loogu eegayo Manhajka Puntland, dibadbax taageero ah oo Garoowe ka dhacay Wasaaradda Xanaanadda xoolaha Puntland oo amaro culus soo saartay, maamulka Saaxo oo jawaab adag ka bixiyey hadal kasoo yeeray Galmudug

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0