Qoysaas danyar ah oo baaq u diray Hay’addaha Samafalka (dhegayso)

Qoysaas danyar ah oo baaq u diray Hay’addaha Samafalka (dhegayso)

Qoysaska kunool Kaamka Ceel Gar’gaar ee Bariga Caabudwaq ayaa kacabanaya xaalad Bini’aadnimo oo haysata,iyago sheegay inay ugu baaqayaan Hay’addaha Samafalka iyo maamulka Galmudugba inay soo caawiyaan.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac aya Warbixintan Cabudwaaq kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0