HomeUncategorized

Dowladda Puntland oo Dhisaysa Aqoonta Macalimiinta Jaamacadaha Puntland

Axad, Ogoosto 16, 2015 (Daljir) —Mas’uuliyiin kasocda jaamacadaha deegaamada dowladda Puntland ayaa maanta waxaa tababar socon doona mudo afar cisho ah laguna baranayo tacliinta sare uga furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

?Duqa magaalada Galkacyo oo aan waraysanay.
(Dhagaso) Khamiis 14- April – 2016 Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Caawa Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan
Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad hubaysan oo ka socda Dhuusa-

Axad, Ogoosto 16, 2015 (Daljir) —Mas’uuliyiin kasocda jaamacadaha deegaamada dowladda Puntland ayaa maanta waxaa tababar socon doona mudo afar cisho ah laguna baranayo tacliinta sare uga furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Waxaana tababarkaan oo qayb ka ah barnaamijka waxbarashadu waa Iftiin furitaankiisii ka qaybgalay madaxda wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland, khuburada casharada bixin doonta iyo mas’uuliyiin kasocda jaamacadaha dalka.

Madaxdii kasocdey jaamacadaha deegaamada Puntland oo kahadlay dareenkooda ayaa soodhoweeyey tababarkaan oo ay sheegeen inuu waxbadan ka qaban doono horumarinta jaamacadaha Puntland, gaar ahaan arrimaha fayadhowrka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: