Taliyihii ciidamada Booliska Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

HomeWararka

Taliyihii ciidamada Booliska Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Dalka Jabuuti kornel Cabdullaahi Cabdi ayaa maanta soo gaar magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya . Wafdiga Tali

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Khudbadda Musharax Madaxwaynaha Puntland 2024 Faarax Mahamud Aw-Cismaan
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Dalka Jabuuti kornel Cabdullaahi Cabdi ayaa maanta soo gaar magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya .

Wafdiga Taliyaha ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad iyo mas,uuliyiin kale.

Booqashada Taliyaha ciidamada Jabuuti ayaa salka ku haysa wada shaqan dhexmarta ciidamada Jabuuti iyo kuwa Soomaaliya iyagoo iska kaashanaya taba barada iyo sarae uqaadista aqoonta ciidamada.

Booqashada Taliyaha ayaa ku soo beegmaysa xili dhawaan booqasho laba maalin ah uu Muqdisho ku yimid madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: