Barlamaanka hiirshabele oo ansixiyeey xeer muhiim ah

HomeWararka

Barlamaanka hiirshabele oo ansixiyeey xeer muhiim ah

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulk

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Meydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba
Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle, iyaga oo kulanka ku ansixiyey laba xeer oo muhiim ah.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed,waxaana xildhibaanada dood dheer kadib ay ansixiyeen Miisaaniyad Sanadeedka Hirshabelle iyo Xeerka Hanti Dhowrka Guud.

Inta uu kulanka socday ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed, waxaa uu goobta ku dhaariyey Hanti dhowraha Cusub ee Maamulka Hir-Shabeelle Cabdullaahi Cabdi Bariise.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: