HomeUncategorized

(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida Talaado 11 August 2015 Maxamed C/llahi Kooshin Daljir Garowe

(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida Talaado 11 August 2015 Maxamed C/llahi Kooshin Daljir Garowe

Weriye Axmed Cali Faarax oo aan ka waraysanay afkaarta siyaasadeed ee is khilaafsan ee huwan magaca SSC.
Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida Talaado 13 – Sept – 2016 Wariye Maxamed Kooshin Studio Daljir Garowe
Wasiirada Caafimaadka Soomaaliya iyo Shiinaha oo kulmay

(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida Talaado 11 August 2015 Maxamed C/llahi Kooshin Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah oo aad saakay barnaamijka ku dhagaysan-doontaan:

General C/risaaq Af-gaduud taliyaha guud ee ciidamada booliska Puntland oo markii uu la wareegay xafiiska soo saaray ammaro mamnuucaya  Isticmaalka Qaadka xilliyada shaqada iyo xafiisyad dawladda.

Wasaaradda waxbarashada Puntlnad oo shaacisay in ay dhaceen 176 Arday guud ahaanba deegaannada Puntland Natiijada imtaaxaanaadka fasalada 8-aad ee dugsiyada Puntland..

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo sheegay in dawladnimada dhabta ahi ay tahay adeega dadwayanaha oo si sax ah loo fuliyo.

Wasaaradda Waxbarashada DF oo ka warantay cabaqadaha ka haysta baahinta waxbarashada gobollada dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: