HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir – Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin 10_August_2015 Radio Daljir Studio Garowe Isniin.

Dhagayso Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir - Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin 10_August_2015 Radio Daljir Studio Garowe Isniin.

Xoghayaha Qaramada Midoobey oo wakiil cusub u mahacawday Somalia.
DHEGEYSO-Puntland oo dhalinyarada shaqo abuur u samaynaysa.
Warsaxaafadeed Golaha wasiirada oo ka shiray xaaladdaha amaanka iyo isbedalada siyaasadeed ee dalka

Dhagayso Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir – Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin 10_August_2015 Radio Daljir Studio Garowe Isniin. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.

General C/risaaq Af-gaduud taliyaha guud ee ciidamada booliska Puntland oo markii uu la wareegay xafiiska soo saaray ammaro mamnuucaya  Isticmaalka Qaadka xilliyada shaqada iyo xafiisyad dawladda.

Wasaaradda waxbarashada Puntlnad oo shaacisay in ay dhaceen 176 Arday guud ahaanba deegaannada Puntland Natiijada imtaaxaanaadka fasalada 8-aad ee dugsiyada Puntland..

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo sheegay in dawladnimada dhabta ahi ay tahay adeega dadwayanaha oo si sax ah loo fuliyo.

Wasaaradda Waxbarashada DF oo ka warantay cabaqadaha ka haysta baahinta waxbarashada gobollada dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: