Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid Afhayeenka Issimadda Puntland oo waraysi gaar ah sinayeey radio daljir ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland ee Gobalka Sanaag. Wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dowadda Puntland jawaab kulul siiso Somaliland oo uu sheegay inay dulaan kusoo qaaday shacabka Puntland. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c8b4c9a0101009c126ba151/Garaadka+.mp3

RW khayre oo Xariga kajaray Xarunta CID oo la dayactiray
Midowga Yurub oo Somaaliya ugu deeqay 105 million oo Dollar
Madaxweynaha Jabuuti oo la sheegay in uu dhexdhexaadin wado

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid Afhayeenka Issimadda Puntland oo waraysi gaar ah sinayeey radio daljir ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland ee Gobalka Sanaag.

Wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dowadda Puntland jawaab kulul siiso Somaliland oo uu sheegay inay dulaan kusoo qaaday shacabka Puntland.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: