Jubbaland oo xaflad sagootin ah u samaysay Wafdigii RW khayre (Sawiro)

HomeWararka

Jubbaland oo xaflad sagootin ah u samaysay Wafdigii RW khayre (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa xalay ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo wafdigiisa loogu sameeyay magaalada Kismaayo isaga oo ka hadla

TARTAN & TACLIIN: Dugsiga Sare ee Sh. Cabdullaahi Ibraahim, Ufeyn oo kaalinta 3aad ku guulaystay (dhegayso)
Issimadda Puntland oo sheegay inay soo xulayaan Xildhibaano Tayo leh (dhegayso)
Bulshadda Puntland oo lagu baaqay ka shaqaynta Amniga (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa xalay ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo wafdigiisa loogu sameeyay magaalada Kismaayo

isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland.

Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay wadahadal dheer in ay yeesheen loogana hadlay wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamul Gobaleedyada,hase’ahaatee ay si gaar ah uga hadleen tabashooyinka Jubaland isaga oo sheegay in uu safarka Kismaayo uu ku tegay uu ahaa mid mira dhal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: