Waxgarad Baaq nabadeed u diray Beelo Gaalkacyo ku dagaalamaya (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Waxgarad Baaq nabadeed u diray Beelo Gaalkacyo ku dagaalamaya (dhegayso|daawo)

Xili dagaal uu u dhaxeeyo labo belood oo Gaalkacyo wadda dagga inta la ogyahayna ay ku dhinteen shan qof oo labada dhinac ah ayaa waxaa soo baxaya baa

Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Shirka xoojinta amniga degmada Tuli Guuleed (Warbixin)
Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)

Xili dagaal uu u dhaxeeyo labo belood oo Gaalkacyo wadda dagga inta la ogyahayna ay ku dhinteen shan qof oo labada dhinac ah ayaa waxaa soo baxaya baaqa nabadeed ee loo jeedinayo.

Qaar kamid ah waxgaradka Puntland oo xiriir lasoo sameyeey Radio daljir ayaa labada dhinac ee dagaalamaya Baaq nabadeed u diray,waxayna ku baaqeen in la joojiyo dhiiga daadanaya nabaddana laga shaqeeyo.

Caaqil Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa arrimahaas oo idil uga waramay Radio daljir iyo fariinta Baaqa ah ee uu u jeedinayo dhinacyada dagaalamaya.

Hoos kadaawo Waraysiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: