Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland oo laga dareemayo Sanaag

HomeWararka

Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland oo laga dareemayo Sanaag

Somaliland ayaa dhaqdhaqaaq Ciidan ka bilowday Gobolka Sanaag, waxay Ciidamo u dirtay degaano hoos yimaada Yube iyo Xingalool ee Sanaag oo maalmihii u

GALDOGOB: Puntland & DDS oo Heshiis kala saxiixday
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka oo wada hadalo la leh masuuliyiinta Talyaaniga
Qardho Arday dhamaysay Xifdinta Quraanka Kareemka ah oo shahaadooyin la gudoonsiyay (dhegayso)

Somaliland ayaa dhaqdhaqaaq Ciidan ka bilowday Gobolka Sanaag, waxay Ciidamo u dirtay degaano hoos yimaada Yube iyo Xingalool ee Sanaag oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka taagneyd Xiisad.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii Ciidamo uu hogaaminayo Col.Caarre oo kasoo goostay Somaliland, howlgalo ka fuliyeen Gobolka kadibna ku laabteen saldhigooda Aaga Qardho.

Taliyaha Ciidanka Somaliland ee bariga Sanaag ayaa warbaahinta u sheegay in Somaliland aysan aqbali doonin Ciidamo kasoo baxa Qardho ay soo weerareen ka dib ay ugu laabteen Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: