Maxaa kasoo baxay Shirki  Wasiiradda Arrimaha Gudaha Jaamacadda Carabta?

HomeWararka

Maxaa kasoo baxay Shirki Wasiiradda Arrimaha Gudaha Jaamacadda Carabta?

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kawar bixiyay Shirka wasiirada cadaaladda iyo arrimaha gudaha ee Jaamacad

Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)
Tartan & Tacliin: Wareegi 2aad iyo Dugsiyadii ku tartamay (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kawar bixiyay Shirka wasiirada cadaaladda iyo arrimaha gudaha ee Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay magaalada tuunis eeDalkaasi Tunisia kaas oo Soomaaliya uu uga qaybgalay wafdi uu hogaaminayaywasiirkaCadaaladda.

Wasiirka ayaa sheegay in shirka looga hadlay arrimo badan oo muhiim u ah amniga iyo cadaaladdadalalka Carabta islamarkaana Soomaaliya uu sigaar ah muhiim ugu ahaa islamarkaana qodobadii lagu soo qaaday shirkaa la islagartay in lagawada shaqeeyo oo dalalku iska kaashadaan.

Mr Xasan ayaas heegay in intii uu socday Shirku uu kulamo la qaatay qaarka mid ah wasiirada ka qaybgalay islamarkaana uu kala hadlay in Soomaaliya lagataageero arrimo badan oo amniga iyo Cadaalada ay ka mid yihiin.

“Waxaa uu ahaa shir muhiim ah waxaa la islagartay in dhamaan qodobada lagahadlay wadajir looga wadashaqeeyo dhaqangalintooda waxaan sidoo kale kulamo gaargaar ah la qaatay mas,uuliyiin badanoo ay ka mid yihiin Xoghayaha Jaamacadda Carabta, wasiirka arrimaha gudaha Sacuudiga, wasiirada cadaaladda dalalka Tunisia, Sacuudiga,Algeria iyok uwa kale dhamaan waxaan kala hadlay sidii Soomaaliya looga taageer ilahaa dhinacyo badan” ayuuyiri Wasiirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: