Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso  (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Warka DDM iyo Wariye Iqro Aragsan (Daawo)
Tirada dadkii ku dhintay dhul gariir ku dhuftay Turkiga oo gaartay 800 oo qof (Sawiro)
Axmed Bare Siciid oo ku guulaystay duqa caasimadda Puntland (sawiro)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan  ku falanqayn doonnaa kaluumaysatada Bosaaso oo  maalintii sadaxaad  dibad bax ka dhigay magaalada Bosaaso iyagoo qaarkood jiifsaday wadooyinka waawayn ee dhexmaray magaalada Bosaaso si ay u muujiyaan dareenkooda.

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

 

Sawiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: