DHAGAYSO: Arday Dhamaysatay xifdinta Quraanka Kariimka ah oo xaflad loo Qabtay

Jimco, Luuliyo 24, 2015 (Daljir)—In ka badan 30 arday oo dhamaystay quraanka Kariimka ah ayaa xaflad loogu qabtay machadka Abuu Hurayra ee magaalada Garowe.

Waxaa warbixintan inoo diyaariyay Cabdixakiin Xuseen.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com