Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Ciidamo la wareegay Madaxtooyada Cadaado (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Ciidamo la wareegay Madaxtooyada Cadaado (dhegayso/daawo)

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamadii habeeno kahor la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmu

Gudoomiye Jawaari“ Xukumadda hajoojiso Faragalinta Barlamaanka ku hayso”.
Wasiir fiqi oo sheegay in shirqoolay nabadoono qarax lagu dilay
Iska hor-imaad Garoowe ku dhexmaray Ciidamadda Puntland iyo Maleeshiyaad hubaysan (dhegayso)

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamadii habeeno kahor la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Carabeey oo saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadii Madaxtooyadda Galmudug ee Cadaado la wareegay ay yihiin Ciidamo loogu tala galay sugida amniga xarunta,isla markaana lagu geeyay codsi ka yimid maamulka Degmada iyo Beelaha wadda dega deegaanka.

Sidoo kale waxa uu sheegay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug in halkaasi laga saaray Maleeshiyaadkii hubeysnaa ee joogay mudooyinkii dambe oo gacanta ku haayay amniga Madaxtooyadda,isagoona xusay in dhowr jeer oo horey Maleeshiyaad hubeysan ay isku qabsadeen Xarunta,hayeeshee markii dambe xal laga gaaray .

Halkan kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: