HomeUncategorized

DHAGAYSO: Tartan iyo Tacliin oo loo Gudbay Wareeggii ugu danbeeyay

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Wareegii labaad ee Barnaamijka Tartan iyo Taclii oo xalay lasoo gabagabeeyay ayaa waxa uu Tartan Xiiso leh uu dhaxmaray Afararta dugsi sare ee xalay ku tartamay Barnaamijka tartan iyo tacliin oo soo coday Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ,

DHEGEYSO-Warbixin qaabka ciidan Soomaaliyeed loodhisi karo kahor bixitaanka AMISOM.
Wasiir Odowaa oo ka Hadlay Khilaafka Ahlu-Sunna iyo Gal-Mudug
Madaxda Maamulada Puntland iyo Gal-Mudug oo ku shirsan Garoonka Gaalkacyo

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Wareegii labaad ee  Barnaamijka Tartan iyo Taclii oo xalay lasoo gabagabeeyay ayaa  waxa uu Tartan Xiiso leh uu dhaxmaray  Afararta dugsi sare ee xalay ku tartamay  Barnaamijka tartan iyo tacliin oo soo coday Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ,

Hadaba waxa Qaybtii hore ee xalay tartan kaasi uu  Dhaxmaray labada dugsi sare eek ala ah muntada Secendery Shool iyo  shaafici Secendery School . Halka qaybta labaad ay ku tartameen  Al,ashar Secendery School  Qardho  iyo imaamu.nawaawi Secendery School  ee Garoowe.

Hoos ka Dhagayso warbixinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: