HomeUncategorized

DHAGAYSO: Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole oo wali ku sugan Hargaysa

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxaam Faroole ayaa maalintiisi sedexaad ku sugan magaalada Hargaysa ,waxaana uu la kulmay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanayo.

Baahin: Arbaca, Sept 07, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan qoys Danish ah oo muddo ay afdub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la siidaayey; Garaad Maxamed Cilmi Shirwac ayaan ka waraysanay dadaalada nabadeed ee colaada Galkacyo; Dallada nabadaynta gobollada Puntland oo shir lagu gorfaynayo colaadii Galkacyo uga furmay Galkacyo; Waftigii Puntland uga qayb galay shirka wadatashiga Somalida oo uga xog warrmay madaxda Puntland natiijada shirka wadatashiga.
Miino ku qaraxday guri hubka lagu kaydiyo oo ku yaalla saldhigga qayba ee magaalada Bossaso.
DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho iyo Garoowe oo soo afmeeray olole iska wax u qabso ah.

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxaam Faroole ayaa maalintiisi sedexaad ku sugan magaalada Hargaysa ,waxaana uu la kulmay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanayo.

Dhagayso sida madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Hargaysa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: