HomeUncategorized

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_21

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Baraanmijkii Saaka iyo Dunida wuxuu idin kaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garowe iyo Wariye Maxamed Cabdulaahi Kooshin

?Sh. Yacquub oo ka warbixiyey dagaal Kismaayo ku dhex maray Al-shabaab & Xisbul Islam.
Duqa magaalada Baladwayne oo maanta la doortay.
Xukuumadda federaalka ah oo magacawday guddi la shaqayn doona guddiga qabyo-qoraalka dastuurka.

Talaado, Luuliyo 21, 2015 (Daljir) —Baraanmijkii Saaka iyo Dunida wuxuu idin kaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garowe iyo Wariye Maxamed Cabdulaahi Kooshin

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: