Muwaadiniin udhalatay Mareykanka oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

HomeWararka

Muwaadiniin udhalatay Mareykanka oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Shan qof oo udhashay dalka Mareykanka kujiro duuliyihii  madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya  William Ruto. ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo  ka

Maraykanka oo lagu eedeyeey inay dad shacab ah ku dileen Somaaliya
Iran oo qiratay in si aan ula kac ahayn ku soo riday diyaaraddii Ukrain
#LAASCAANOOD: Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Aayakatalinta SSC ee 33 ka ah Abshir Cabdicasiis

Shan qof oo udhashay dalka Mareykanka kujiro duuliyihii  madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya  William Ruto. ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo  ka dhacay deegaanka Laboola  oo  ku dhow Harada Turkana ee Gobalka Turkaana ee dalkaasi Kenya.

 

Diyaaradan oo ahayd nooca Helikopterka  ah ayaa laga waayay Raadaalka xalay saacadu markay ahayd 8-dii Fiidnimo.

 

Macada ilaa iyo haatan sababta keentay shilkan diyaaradeed oo ay ku dhinteen duuliyihii diyaarada iyo 4 qof oo kale.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: