Madaxweyne Deni oo tacsi u diray ehelada Xildhibaan Maxamed Mire

Madaxweyne Deni oo tacsi u diray ehelada Xildhibaan Maxamed Mire

Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ku Timid Alle Ha u Naxariistee Marxuum Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ahaa Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0