Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray dhigiisa dalka Nigeria

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray dhigiisa dalka Nigeria

War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxa uu  ugu hambal yeeyay madaxweynaha dalka Nigeria Maxamadu Buhaari  oo mar labaad ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaasi .

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya  Nigeria ay ka dhaxayso Taariikh soo jireen ah .

Doorashadii ka dhacday dalkaasi Nigeria ayaa waxaa qaadacay mucaaradka dalkaasi oo sheegay in Xisbiga uu hogaamiyo madaxweyne Buhaari ay ku shubteen doorashada.

Diiwaanka warkan radio Daljir.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com