Madaxweynaha jubbaland oo ka hadlay doorashadda dhacaysa

HomeWararka

Madaxweynaha jubbaland oo ka hadlay doorashadda dhacaysa

Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mamnuucay olole doorasho oo xilligan la qabto, iyagoo ku wargeliyay Musharaxiinta in nidaamka Ololaha

Doorashadda Galmudug oo Rajo wanaagsan laga muujiyeey (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
GALMUDUG: Taliyihii Ciidanka Danab oo ku geeriyooday dagaalka Guriceel (daawo)

Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mamnuucay olole doorasho oo xilligan la qabto, iyagoo ku wargeliyay Musharaxiinta in nidaamka Ololaha doorashada looga dambeeyo Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha oo dhowaan la dhisi doono.

War murtiyeedka ka soo baxay Guddiga Amniga Jubbaland ayaa lagu wargeliyay Musharaxiinta ka imaanaya meel ka baxsan deegaanada Jubbaland ay soo wargeliyaan Jubbaland, si ammaankooda loo sugo.

Sidoo kale waxaa la sheegay in aan la ogolaan doonin ilaalo gaar ah, iyadoo ammaanka musharaxiinta ay damaanad qaadeyso Maamulka Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: