Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Boosaaso faraca Garoowe (dhegayso|daawo)

Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Boosaaso faraca Garoowe (dhegayso|daawo)

Munaasabad balaaran oo ay ku qalinjabinayeen Ardayda jaamacadda Boosaaso faraceeda Garoowe,waxaana munaasabada ka qayb galay madax ka tirsan Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni.

Warbixintan Wariye Maxamed Xasan dhalo ayaa inoo diyaariyeey.
Audio Player

hoos kadaawo khudbada Madaxweyne deni.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com