Meydka gabar 12 jir ah, lana baadi goobayeey oo Gaalkacyo laga helay (Daawo)

HomeWararka

Meydka gabar 12 jir ah, lana baadi goobayeey oo Gaalkacyo laga helay (Daawo)

Caasho ilyaas oo ahayd 12 jir ardayd ah ayaa saaka laga helay meydkeeda gurigooda hortiisa kadib isbuuc ay raadinayeen walidkeed. Caasho waa ardayd

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Tottenham
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Nashaad Ibraahim oo Kaalin Sare ka Gashay Imtixaankii Shahaadiga Puntland (dhegayso)

Caasho ilyaas oo ahayd 12 jir ardayd ah ayaa saaka laga helay meydkeeda gurigooda hortiisa kadib isbuuc ay raadinayeen walidkeed.

Caasho waa ardayd dhigata iskuulka salaama ee Magalaadda Gaalkacyo waxaa la rumaysanyahay in la afduubtay kadibna la dilay tacadina lagula kacay,iyaddo baaritaano ay waddaan laamaha amniga gobalka Mudug.

Taliyaha qaybta gobalka Mudug oo Radio daljir la hadlay ayaa sheegay in ciidamadda Booliska baaritaano dheraad ah ay wadaan.

Hoos kadaawo Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: