RW khayre oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore

HomeWararka

RW khayre oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore

Kooxo Hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Alle ha naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha shacabka ee Ba

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore oo horay wasiir kuxigeen caddaaladeed oo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin xil ku doonaya kala qaybinta bulshada.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil Gaari oo ka dhacay dalka Kenya

Kooxo Hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Alle ha naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistii Xildhibaan Cismaan Cilmi boqore .

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa uga tacsiyadeeyay Qoyskii,Qaraabadii,Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed oo uu ka baxay Xildhibaanka,isagoona Alle uga baryay inuu Janadii fardowso ka waraabiyo marxumka,Qoyskii iyo Qarankii uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: