Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Agaasim

BOOSAASO: Shacabka oo ka hadlay hirgalka nidaamka dumuqraadiyada Puntland
MAQAAL: TALADII TIGREE NOO HORKACAY JAAZADEED HELAY MAANTA.
Madaxweyne Mustafe Cagjar & Safiirka UK oo kulan ku yeeshay Jigjiga

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Agaasimayaasha Guud iyo Guddoomiyeyaasha hay’addaha madaxa bannaan ee Dowladda Puntland.

Kulankan uu Madaxweynaha Puntland la qaatay Agaasimayaasha Guud iyo Guddoomiyeyaasha hay’addaha madaxa banaan ee Dowladda Puntland.ayaa waxaa ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Agaasimaha Guud ee Tiifiiga iyo Radio Dowladda Puntland Jamaal Carab Yuusuf oo kulanka qayb ka ahaa ayaa ka warbixiyey kulanku.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: