Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq oo kormeerey deegaanka Bilcilka (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq oo kormeerey deegaanka Bilcilka (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq oo maal-mihii udanbeeyay wadey kormeer ay ku tagayaan deegaanada hoos yimaada magaalada Caabudwaaq ayaa maantay kormeer ku tagay deegaanka Bilcilka.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintaan inooga soodiray Caabudwaaq

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com