Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonada Galmudug oo ka hadlay nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa isago waraysi sinayeey radio daljir wuxu ka hadlay nabadaynta Gaalkcyo. Yaasin maxamed Gaani ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay iska kaashadan xoojinta nabadda gobalka mudug isla markaana ay yihiin dhinacyo isku xiran. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c6ab38102010030a4f6bf42/Nabadon+Yaasin+Maxamed+Gaani.mp3

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Gaas iyo Xafladda Madaxweyne Xaaf: “Ha la iska Kaashado Duullaanka Burcad-diimeedka”
Madaxwaynaha Soomaaliya oo kusii jeeda Itoobiya

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa isago waraysi sinayeey radio daljir wuxu ka hadlay nabadaynta Gaalkcyo.

Yaasin maxamed Gaani ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay iska kaashadan xoojinta nabadda gobalka mudug isla markaana ay yihiin dhinacyo isku xiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0