HomeUncategorized

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Jubbaland oo Gaaray Gedo

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa howlo wacyigelin ah ka wada degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

DHEGEYSO-Xanuunka Daacuunka oo ka dilaacay Godob-jiraan.
M/weyne Faroole oo ka hadlay heshiis ka kooban 11 qodod oo la dhex dhigay ardaayada Ufayn. [Dhegaysi …]
Heshiiskii ay soo saareen issimadii dhex-dhaadinta ka waday dhacdadii Galkacyo oo maanta la kala saxiixday, loona sameeyey xaflad markhaati-galin ah.

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa howlo wacyigelin ah ka wada degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo beryahanba howlo la xiriira wacyigelinta bulshada ka wada deegaano ka tirsan Jubbaland, siiba Gobolka Gedo, ayaa hadda ku sugan degmadaas, iyaga oo halkaas ka wada wacyi gelin la xiriirta, nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: