Bulsho biyo la’aan ay ku haysato duleedka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Bulsho biyo la’aan ay ku haysato duleedka Garoowe (dhegayso)

Deegaanka Xamur ee duleedka Garoowe, waxaa ka taagan xaalad biyo la’aan ah oo soo wajahday dadkii hore abaarta ay u saamaysay, nolosha iminku waa sidee? Cabdiqaadir Xasan waxagardka Xamur oo radio Daljir lasoo xiriiray ayaa u waramay Hodan Sulub Diini oo ku sugan magaalada Bosaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c6935cf010100bc275cbc76/Cabdiqaadir+Xasan+waxagardka+Xamur.mp3

Waraysi Madaxweyne Gaas – Qaybtii 1aad (Dhegayso)
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Deegaanka Xamur ee duleedka Garoowe, waxaa ka taagan xaalad biyo la’aan ah oo soo wajahday dadkii hore abaarta ay u saamaysay, nolosha iminku waa sidee?

Cabdiqaadir Xasan waxagardka Xamur oo radio Daljir lasoo xiriiray ayaa u waramay Hodan Sulub Diini oo ku sugan magaalada Bosaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: