Hargaysa : Agaasimaha guud ee caafimaadka Somaliland oo dil ka badbaaday (daawo)

HomeWararka

Hargaysa : Agaasimaha guud ee caafimaadka Somaliland oo dil ka badbaaday (daawo)

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka badbaaday isku day dil, kadib markii nin hubaysan uu weeraray, waxaana lagu dhaawacay buq

XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 4- JANUARY- 2023
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda oo amaro duldhigtay Golaha wasiiradda

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka badbaaday isku day dil, kadib markii nin hubaysan uu weeraray, waxaana lagu dhaawacay buqcad banaan oo ku taala magaalada Hargaysa oo dad shacab ahi ay ku muransanaayeen.

Waxaa uu sheegay askari katirsan ciidamada Somaliland inuu dhaawaca u gaystay, isagoo xusay in labada bowdyood laga dhuftay xabadda.

Hoos kadaawo

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo isku day dil ka badbaaday

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo isku day dil ka badbaaday

Posted by Radio Daljir on Sunday, February 10, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: