HomeUncategorized

Odayaasha gobolka Gardafuu oo qaylo dhaan kasoo saaray adeegyada bulsho ee gobolka iyo golaha xukuumadda

Odayaal ku sugan gobolka Gardafuu ayaa qaylo dhaan kasoo saaray xaaladda gobolka Gardafuu oo ay sheegeen inay ka jirto hormarin la\' aan adeegyada kale duwan ee deegaankaasi , iyadoo dhanka kalena dhaliilay saami qaybsiga dowladda Puntland.

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Somaliya oo dhaliilay safarada dibedda ee M/weyne Shariif.
Siyaasiyiinta Puntland oo ku baaqay in aan doorasho la gelin ilaa la xaliyo khilaafyada (Dhegeyso)
?Berri ama saad-dambe ayey ciidamada dawladdu galayaa suuqa Bakaaraha ee Muqdisho? Abti-doon, Wasiiru dawlaha Gaashaandhigga .
 
 
 
 
Suldaan Cali shire Maxamuud oo ka mid ah odayaasha gobolka Gardafu ayaa uga waramay radio Daljir bayaan ay odayaashu kasoo saareen shirar ay ku yeesheen deegaankaasi  wariye Xuseen Madar ayaana waraystay.
 
Radio Daljir
Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: