Nabadoon C/qani Cabdi Baalle shaqsi noocee ah ayuu ahaa (daawo)

Nabadoon C/qani Cabdi Baalle shaqsi noocee ah ayuu ahaa  (daawo)

Caaqil C/qan Cabdi Baalle oo kamid ahaa cuqaasha gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Caaqilka ayaa ahaa  cuqaashi sida wayn looga yaqaanay magaalada Gaalkacyo  una dhaq dhaqaaqijiray arimaha bulshada

 

Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Bari oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Garoowe ayaa ka tacsiyeeyay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Nabadoon Baalle .

wariye Xasan Heykal ayaa warbixitan ka diyaariyay  dilka Nabadoonka iyo shaqsiyadiisa waxa lagu xasuusto.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com