HomeUncategorized

DHAGAYSO: Dadka Deegaanka Qaafo-Qaris ee Gobolka Nugaal oo Samaystay Ciidamo deegaanka ilaaliya

Talaado, Juun 09, 2015 (Daljir) — Dadka deegaanka Qaafo Qaris ee gobolka Nugaal ayaa samaystay ciidamo gaar ah oo ka hortaga xaalufka dhirka iyo deegaanka ,kuwaasi oo guulo ka gaaray howl-galo ay dhawaan ka fuliyeen nawaaxiga deegaankaas.rn

Waxgaradka Puntland iyo Jubbaland oo Wacyi-galin ka Bilaabay Deegaanka Magacley
Ra?isal wasaare shirdoon oo gaaray Yeman isagoo maanta la kulmaya madaxda sare sare ee dalkaas
Shacabka degmada Caabudwaaq oo soo dhaweeyay maamulka cusub ee degmada loo dhisay

Talaado, Juun 09, 2015 (Daljir) — Dadka deegaanka Qaafo Qaris ee gobolka Nugaal ayaa samaystay ciidamo gaar ah oo ka hortaga xaalufka dhirka iyo deegaanka ,kuwaasi oo guulo ka gaaray howl-galo ay dhawaan ka fuliyeen nawaaxiga deegaankaas.

Wariye Maxamed Xalliye ayaa warbixin xiiso badan inooga diyaariyay 

 

Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: